Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Khudbadii Abuu Cubayda.
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Todobaadle Baxa Jimco kasta ayaa maanta waxaa lagu gorfeeyay qudbadii xasaasiga ahayd ee uu jeediyay Sheekh Abuu Cubayda Axmed Cumar oo ah Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Waxaa Ka Qeyb galay.
1-Sheekh Jaamac Cabdi salaam.
2-Sheekh Cumar Xayaakalaah.
3-Sheekh Cabdul ilaah.
4-Sheekh Jaamac Aadan.
5-Sheekh Axmed Cabdikariim.
6-Abuu Muxamed.
7-Hoggaanka Qabaa’ilka iyo Aragtida Dhagaystayaasha Facebook.