Dhageyso:Horumar ka jira degaanka araboow ee gobalka jubada dhexe.

micHorumar dhanka gancsiga iyo nabad gelyada la xariira ayaa ka jira deegaanada ay ka taliso xarakada mujaahidiinta alshabaab.

Deegaanka araboow oo ka tirsan degmada Buu’aale ee gobalka jubada dhexe bulshada ku noolu waxay tilmaamayaan inay ka raysteen nabaradii ka dhashay dagaaladii sokeeye iminkana qabaa’iladu si wada jira ah ugu dhaqan yihiin.

Waxay hoosta ka xariiqeen in deegaanka dhismihiisu kobcay ama ka balaartay intii hore oo dad badanu soo degeen.

Idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan ayaa dhawaan booqatay magaalada waxaana ay wareysatay qaarka mid ah odayaasha, dulaaliinta iyo ganacsatada iyagoo ka sheekeeyay wixii ay soo mareen iyo xaaladda ay iminka ku sugan yihiin.

Dhageyso Dadka Deegaanka Araboow.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.