Dhageyso:Kalimaadka Qurba Joogta Qaar Ee Ciidul Fidriga.
Qaar kamid ah Dadka dibadaha ka dhagaysta Idaacadda Alfurqaan ee ku xiran Webka ayaa Diray Hanbalyo Ku Aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga.
Waxa ay Nabad iyo Barwaaqo urajeeyeen umadda Soomaaliyeed oo wajahaysa dhibaato.
umada Soomaaliyeed ayay kula dardaarmeen inay is cafiyaan oo ay taageeraan xaqa.
Qurba Joogta ayaa sheegay in Ciida ay ka dareemaan oo kaliya Masaajida islamarkaana aysan jirin damaashaad sida wadamada islaamka.