Dhageyso:Qabaa’ilada Wilaayaadka Oo Ajiibay Baaqii Abuu Cubayda.

micHoggaanka Beelaha ee dhanka Dhaqanka ee wilaayaadka ayaa Si kal iyo laab kusoo dhaweeyay kalimad qeyb kamid ah iyaga ku socotay oo uu jeediyay amiirka xarakada Shabaabul Mujaahidin Abuu Cubayda.

Qaar kamid ah waxgaradka wilaayaadka oo la hadlay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in naf iyo maal ay ku garab taaganyihiin halganka Mujaahidiinta Ka wadaan Dalka.

Waxa ay Amiirka usheegeen inay ajiibeen warkiisa oo ay adeeceen.

Sheekh Abuu Cubayda Axmed Cumar ayaa Kalimad uu jeediyay waxa uu kusoo hadal qaaday waxa laga damacsanyahay umadda Soomaaliyeed oo wajahaysa xamlo Cudwaani ah.

Abuu Cubayda waxa uu bulshada wilaayadka usheegay inay tusaale uyihiin mujtamaca Muslimka ah iyagoo ku hoos nool harka shareecada.

Dhageyso Aragtida Odayaasha Kalimada Abuu Cubayda.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.