Hal Abuurka Sh/Hoose iyo Waaliga Gobalka oo Kulmay.(Maqal)

micMunaasabad gebo gabo u ahayd Dowro loo qabtay Hal abuurka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa lagu soo gebagabeeyay degmada janaalle ee Gobalka.

Hal Abuurka Gobalka ayaa ka socday degmooyin kala duwan  waxaana Dowrada ujeedkeedu ahaa in bulshada lagu dhiira galiyo jihaadka abwaanadana kaalintooda qaataan.

Qorshaha isticmaarka iyo duulaanka shisheeyuhu ku yihiin diinta iyo khayraadka dalka ayaa lagu shubay maskaxda hal abuurka goob jooga u ahaa dowrada.

Xeritaanka Dowrada waxaa goob jog u ahaa Mas’uuliyiin kamid ah Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo uu kamid ahaa waaliga Gobalka Shabeelaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Usaama.

Waaliga waxa uu hal abuurka ku tartarsiiyay inay sii laba jibaaraan wax curinta isgaoo ubalan qaaday in iyaguna ay badinayaan kulamada ku saabsan aqoon kororsiga.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxa ay dagaal kula jirtaa oo ay beegsataa soomaalida shisheeyaha ku daaban.

Waaliga Gobalka shabeelaha Hoose waxa uu usharaxay waxa ay kula dagaalamaan dhinacytada soomaalida ah ee dowladda iyo maamul gobaleedyada dalka ka jira

Nabigeena xadiiska laga wariyaya ayaa ahaa gaalada kula dagaalama carabkiina,naftiina maalkiina iyo gacmihiina.

Waaliga Gobalka waxa uu abwaanada ku dhiiragaliyay jihaadka socda ee waajibka ah inay ukacaan o ay kaga qeybqaataan wax kasta oo ay awoodaan sida carabkjoda.

Dhageyso Kalimada Waaliga Sh/Hoose.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.