Indheer garadka Soomaaliyeed maxay ka yiraahdeen Askartii Laanta-buuro lagu Weeraray?

mic

Qaar ka mid ah wax garadka soomaaliyeed ayaa sheegaya in ciidamada dowladda federaalka ah shisheeyaha dalka qabsaday difaac u yihiin sidaa aawgeed ay mudan yihiin in la laayo.

Suldaan Cabdi-Raxmaan Mahdi Jimcaale iyo nabadoon Maxamed Axmed Guuleed (fartaag) oo xalay u waramay idaacadda islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in Xarakada Mujaahidiinta Alshabab ku saxnayd tilaabadii ay ku dishay ciidankii fariiisinka ku lahaa deegaanka Laanta-buuro ee Afgooye u dhaw kuwaasoo habeen hore la weeraray.

waxay sheegayaan in dalka aanay dowladu ka jirin ee ay joogaan niman cadawga soomaaliyeed ugu kaalmeeya habkii uu danihiisa gurracan u gaari lahaaa.

odayaasha ayaa faah faahiyay dhibaatooyin kale oo fara badan oo ciidamada dowladda federaalku sabab u yihiin iyagoo hoosta ka xariiqay in ay ka daran yihiin mooryaantii sagaashamaadkii.

falanqeyn.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.