Ingiriiska oo Sheegay Inuu isticmaalayo Hubka Wax Gumaada Iyo Aqoonyahan Ka Hadlay. (Dhageyso)

wikipedia-_microfoneHaweeneyda ra’iisulwasaaraha ka ah wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in ay isticmaaleyso hubka ay reer galbeedku horay u sheegeen inuu mamnuuc yahay.

Waxaa la weydiyay su’aal ahayd haddii uu hubkan baabi’inayo boqol kun oo caruur iyo haween ay kamid yihiin ma isticmaalaysaan? waxayna sheegtay iney isticmaalayaan waxa ayna muujisay in wax walba ay ka horeeyso maslaxadda dalka iyo dadka ingiriiska.

Arrintan ayaa waxaa is dul taag ku sameeyay aqoonyahan Xassan Fiyooke Cali, wuxuuna soo bandhigay waxa u sababta ah in warkan ay shaaciso haweeneydan iyo sidoo kale waxa uu ka dhigan yahay.

Halkan Ka Dhageyso Xassan Fiyooke

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.