Jabhadda Al-Nusra oo toogasho ku dishay inkabadan 10 Askari oo katirsan Ciidamada Nusayriyada.
Mujaahidiinta Jabhadda Al-Nusra oo ah faraca Alqaacida ee dalka Suuriya ayaa toogtay maxaabiis ku jiray gacanta Mujaahidiinta kuwaas oo dhawaan lagu soo qabtay Weerar ka dhacay gobolka Al-Qalamuun ee saaran dhulka Lubnaan.
Jabhadda ayaa xilli hore oo maalintii shalay ah waxay labo saacadood oo qur ah u qabteen in lagu joojiyo Iqtixaam ay ciidamada Nusayriyada ku galayeen deegaan lagu magacaabo Hureyra, haddii la joojin waayana ay leyn doonaan maxaabiista ay gacanta ku hayaan.
Ciidamada Nusayriyada ayaa ka dhega adeegay muhladaas ay u qabteen Mujaahidiinta waxaana ay sii wateen howlgalkooda, taasna waxay keentay in Mujaahidiinti gelinkii dambe ee maalintii shalay ay meel fagaara ah ku toogtaan 14 Askari oo uu kujiro mid kasoo jeeda dalka Lubnaan kuwaas oo dhamaantooda lagu soo qabtay weerarkii dhawaantan ka dhacay bar kontorool oo lagu magacaabo Al-Safaa oo ku taalla gobolka Al-Qalamuun.
(Zolpidem)