Nabadoon: “Jabuuti Waxay Hiiraan Ku Heysaa Dhibaato Dilka Ka Xun” (Dhageyso)
Naadoon Axmad Cabdi oo kamid ah indheer garadka gobolka Hiiraan ayaa ka waramay tallaabadii ay ciidamada Jauuti ee Jalalaqsi googaahi ku dileen askari ka tirsan ciidamada DF iyo arimo kale.
Wuxuu sheegay in Jabuutiyaanku dhibaato adag ku hayaan bulshada reer Hiiraan taasoo ah anshax xumo iyagoo bulshada ku dhex bahiyay muqaadaraad sida:- khamriga, xashiishka iyo daroogooyinka lamidka ah.
“Adeer dumarka dumarka intey kufsadaan ayay filimaan ka duubaan, waliba wey kasii ganacsadan filimaanta oo waxay ka iibsadaan ciidamada dowladda iyo ciyaal suuqa” sidaasi waxaa yiri’ nabadoon Axmad Cabdi oo kamid ah wax garadka gobolka Hiiraan.