Reer Marka oo ka warbixiyay Xaaladda Magaaladooda.
Shacabka ku dhaqan magaalada Marka ayaa markii horeysay in muddo ah xilli habeen ah guryaha banaanka ugu soo baxay kadib markii shalay gelinkii dambe ay la wareegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
waxay sheegayaan in ay dhibaato xoog leh ku qabeen ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda federaalka ah iminkana ay neecaaw nabad gelyo dareemayaan.
midka mid ah odayaasha magaalada oo aan sababo amni magaciisa u qarinay ayaa wareysi ay xalay la yeelatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan ku sheeegay in ay soo dhawnayaan tilaabada xarakada mujaahidiinta alshabaab magaalada kula wareegtay.
cidamada alshabaab ayaa gaaf wareegaya xaafadaha magaalada iyadoo gancsiga iyo howlaha kale ee magaaladu kala socdaan.
Halkan ka dhagayso Codka nin Marko Jooga.