Shacabka oo Si kulul Uga Hadlay Xasuuqii Ay Xabashidu Ka Geystay Awdiinle (Dhageyso)

iskusobaxa9-3Shacabka Soomaaliyeed ayaa dareen adag oo caro leh ka muujiyay fal xasuuqa ahaa ee ay laba maalmood ka hor ciidamada Xabashida Itoobiya ka geysteen degaanka Awdiinle oo hoos yimaada magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Shacabka ayaa sheegay iney aad uga xanuunsadeen 16 qof oo ay Xabashidu ku gumaaday guri uu ka socda Qur’aan saar, iyagoo ku baaqay in fadhiga laga wada koco oo loo aaro dadkaasi.

Maamulka Koofur galbeed ee Shariif Xassan oo kamid ah maamulada Xabashida iyo Tigreega ku daaban ayaa sheegay iney baarayaan sida ay wax u dheceen.

Halkan Ka Dhageyso Dareenka Shacabka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.