Soomaaliya xagay mareysaa?(Maqal)

mogadishu-somaliaShisheeye badan ayaa Soomaaliya ku soo duulay si uu dalka u milkiyo ama u yeesho, laakiin soomaalida badankeeda arintaa kuma baraarugsana.

Marka laga reebo xarakada mujaahidiinta alshabaab oo dagaal toos ah kula jirta shisheeyaha iyo kaaliyaashiisa.

dadka kale waxay ku mashquuleen danahooda gaar ah, welow ay jiraan dad badan oo mujaahidiinta la mabda ah.
Aqoon yahan Axmed Cabdi-kariin oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa si qotta dheer uga hadlay dhibaabatada dalka maanta ka jirta iyo weliba dhibaatooyinka kale ee haysta soomaalida dibadaha u tahriibtay.

Wuxuu carabka ku adkeeyay in damaca shisheeyuhu yahay mid qota dheer loona baahan yahay in laga baaraan dego.

Dhamaan muslimiinta ayuu ugu baaqay in ay jihaadaan si ay dullinimada uga baxaan.

Halkan Guji oo Dhageyso Wareysiga Axmed Cabdikariin.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.