Alshabaaba oo ka hadashay weerarkii muqdisho iyo kuwo kale.

222
Iyadoo shalay qaraxyo waaweyn ay ka dhaceen magaalada muqdisho ayaa waxaa arintaas ka hadashay xarakada mujaahidiinta alshabaab.

Afhayeenka dhanka ciidamada ee xarakada mujaahidiinta alshabaab sheekh cabdi casiis abuu muscab oo ay wareysatay Idaacadda ku hadasha afka xarakada ayaa sheegaya in 12 ka tirsan baliiska dowladda federaalka ah ay ku dileen qaraxyadaas .

Abuu muscab waxa kale waxa uu ka hadlay weerar kale oo dhawaan ka dhacay muqdisho kaasoo ay fuliyeen rag uu ka mid ahaa xildhibaan hore saalax bad baado.

Waxa sidoo kale uu ka hadlay weeraro ka dhacay meelo kale sida shabeelhaa hoose, jubada hoose iyo bakool.

Dhagayso Wareysi Abuu Muscab Weerarkii CID-da

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.