Cabdi Shiilow”Tacadiyada Kismaayo Wey Kordheen”(Maqal)
Maleeshiyaadka Maamulka Axmed Madoobe ayaa badiyay dhibaatada ay ku hayaan Bulshada Kismaayo sida uu sheegay Nabadoon Cabdi Shiilow oo kamid ah odayaasha Jubooyinka.
Nabadoonka oo uwaramay idaacada Alfurqaan ayaa sheegay in maalmihii lasoo dhaafay magaalada ay ka dhaceen dilal iyo kufsi lagula kacay haween xijaaban.
Waxa uu ugu baaqay dadka Kismaayo inay iska dulqaadaan qolyaha shisheeyaha u adeega ee dhibaatada ka wada Magaalada.
Dhanka kale Odayaasha waxa ay soo dhaweeyeen Heshiis Dhex maray wilaayada iyo Beesha Cawra Male