Deg-deg: Xalab oo Go’doonka ka baxday.

photo_2016-08-06_19-11-49

Wararka ka imaanaya magaalada Xalab ee dalka Suuriya ayaa ku waramaya in Mujaahidiinta is kaashanaya ay ku guuleysteen in go’doonka ka qaadaan magaalada Xalab, kadib dagaallo qaatay dhowr maalmood oo xiriir ah.

Jabhadda Fatxu-Shaam ayaa si buuxda ugu dhawaaqday in go’doonka laga qaaday magaalada qadiimiga ah Xalab qoraal kooban oo lagu baahiyay baraha Jabhaddu ku leedahay barta Internetka.

Mujaahidiinta ayaa la wareegay kulyadda Madaafiicda iyo guud ahaan xaafadda Raamuusa, waxaana taas ay ka dhigantahay in gebi ahaanba Go’doonka ay ka baxday magaalada Xalab.

Dabaal degyo ballaaran ayaa ka soconaya xaafadaha Xalab kuwaas oo lagu soo dhaweynayo guusha ay gaareen Mujaahidiinta iyo sida uu Allah go’doonka uga saaray magaalada Xalab.

You might also like
1 Comment
  1. hassan-mahad says

    maanshaa allaah waa illaahay mahaddii guusha laga guulaystay kufaarta iyo shiicda is wata ee ku soo duulay muslimiinta

Leave A Reply

Your email address will not be published.