Dhageyso: Kalimad Ku Saabsan Xajka. Last updated Aug 22, 2016 284 0 Xajjku waa mid ka mid ah tiirarka islaamka,Allaah wuxuu ku waajibiyey dadka in ay xajiyaan qofkii awooda. Nabigeena Muxamed naxariis korkiisa ha ahaatee wuxuu xajiyey hal mar. Hadaba Kalimada laba qeyb ka kooban ayaan idiin soo gudbinaynaa qeybta Koowaad. Sheekh Maxamed Jamaal ay Dhagayso Kalimada Sheekh Maxamed Jamaal Xajka 0 284 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail