Dhageyso:Aragtida Dadweynaha Ee Kaniisada Fatikanku sheegtay inay ka Furtay Hargaysa.
Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Kaniisad Fatikanku ay sheegeen inay ka furaan Magaalada Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland.
Waxa ay sheegeen inay aad kaga xunyihiin warka kasoo baxay Dowladda Fatikanka.
Waxa ay dadweynaha Hargaysa ugu baaqeen inay u istaagaan oo ay ka dhiidhiyaan warka kasoo baxay Fatikanka.
Linkiga Hoose Ka Dhageyso Aragtida dadku dhiibteen.