Dhageyso:Beesha Maxamed Zubayr oo Dooratay Suldaan Cusub.
Xaflad looga dhawaaqay Suldaan ay dooratay Beesha Maxamed Zubayr ayaa Lagu qabtay deegaan hoostaga degmada Jilib ee wilaayada Jubooyinka.
Culumaa’udiin,Mas’uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Odayaal Dhaqan ayaa ka qaybgalay Munaasabada.
Nabadoon ismaaciil Haaruun oo goobta ka hadlay ayaa ka sheekeeyay waqtiga ay ku qaadatay magacaabisa Suldaan Cabdiqani Sheekh Cabdullaahi Maxamed.
Halkan Ka Dhageyso Qudabada Nabadoon Ismaaciil.
Suldaanka Cusub ee Beesha Maxamed Zubar ayaa gacanta loo galiyay kitaabka quraanka kariimka iyo qori Ak47 ah waxaana uu ka riday sadex xabad kadibna khudbad dheer ayuu jeediyay.
Halkan Ka Dhageyso Khudbada Suldaanka Cusub.
Waaliga Jubooyinka Abuu Cabdala oo soo xiray Munaasabada ayaa dardaaran ujeediyay Suldaan Cabdiqani waxaana uu sheegay inay la shaqeyn doonaan suldaanka Cusub.
Halkan Ka Dhageyso Khudbada Abuu Cabdala.