Dhageyso:Cabdul Xayi oo Falanqeeyay Arimaha Xalab.

photo_2016-08-01_19-26-23Magaalada Xalab waxa ay dhacdaa dhulka barakaysan  la amaanay Ee Shaam.

Waa magaalo taariikh fog ku leh islaamka waxaana ay soo saartay culumu caan ku Dhax ah umadda islaamka.

Jihaadiyiin midoobay ayaa ukacay inay go’doominta ka qaadaan xalab waxaana ay soo hoyeen guullo wax ku ool ah o muslimintu ku farxeen nuseyriyada iyo xulufadoodana caro galiyay.

Ustaad Cabdul Xayo oo Taxliiliya arimaha caalamka islaamka oo la hadlay idaacadda alfurqaan ayaa sheegay in xalab loo adeegsaday hub kasta dadkuna ay udhabar adeegeen culeeska saaran.

Waxa uu muslimiinta ku dhiiragaliyay in dadkaasi loo duceeyo maadaama ay difaacayaan qadiyad weyn.

Shacabka Muslimka Xalab ayaa adeegsanaya qidado caskari ah oo lagu marin habaabinayo diyaaradaha Ruushka.

Ruush-ka diyaarad ayaa looga soo riday xamlada xisaarka looga qaadayo xalab.

Diyaarada soo dhacday waxaa ku nafwaayay qaar kamid ah askarta rush-ka.

Ugu danbeyntii Cabdul Xayi waxa uu wax ka tilmaamay dhibaatada ruush-ka ugaystay muslimiinta.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA CABDUL XAYI.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.