Dhageyso:Federaalka Dhibaatada Laga Dhexlay.

FiqiMadaxda Dowladda Kolka ay ku fadhiyaan Kursiga, umadda uma sheegaann in dalka gumeysi ku jiro oo aysan jirin dowlad madaxanaan.

Marka Xilka laga qaado  ayuu mid kasta afka Furtaa kuna hadlaa hadallo aanan  horay Looga Baran.

Siyaasiga Axmed Macalim Fiqi waxa uu soo noqday madaxa Hay’ada Sirdoonka Dowladda Shariif.

isagoo ka qeybgalayay dood ka baxday Tv-ga Universal ayuu ka hadlay waxa laga dhex lay federaalka.

Waxa uu sheegay in la qaatay Federaal qabyaalad ku dhisan dalkiina lakala qobqobay.

Dhageyso Codka Siyaasiga Axmed Macalim.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.