You might also like
1 Comment
  1. Subeyr Warsame says

    Salaama calaykum
    magacaygu waa Subeyr marka hore ilaahay ayaa mahada leh suurta geliyey barnaamijkan qiimaha badan ee aad soo dayseen ,mar labaad waxaan u mahad naqayaa dhammaan walaalihii suurta geliyey barnaamijkan ama nadwadan,taasi oo ahayd mid aad iyo aad u qiima badan waqtigeediina taagan yahay.
    Waxaan idinka codsanayaa inaad ummada aad u badisaan barnaamijyada sidan oo kale ah siiba waxaan jeclaan lahaa inaad u soo diryaarisaan qaar ku sahabsan tawxiidka macanihiisa iyo shuruudihiisa iyo waxyalaha buriya ,waxaa kale oo haboon inaad soo diyaarisaan barnaamijyo ku saabsan fiqul jihaad iyo macnaha jihaad iyo inuu jidhaadku ka mid yahay cibaadaad ka ilaahay uu ummadda ku adoonsaday sida salaada iyo soomka oo kale,waayo ummada soomaalida in badan ayaan aqoon in uu iimaanku buro sida waysada oo kale ,in badan ayaan garanayn shuruudaha uu iimaanku ku buro ,qofkana haddii uu iimaanku ka buro wax camal oo kale oo laga aqbalayaa ma jirto,dadka waxaad arkaysaa iyaga oo gaalkii aan ka bari noqonayn oo hadana salaad tukanaya ama iygoo ku leh Itoobiya waa walaalaheen hadna tukanaya in badan oo dadkaasi ka mid ah waxaa haysa jaahilnimo ,markaasi waxaan jeclaanlaa in jaahilnimad laga saarooo loo iftiimiyo waxa iimaanka buriya.

    Ta labaad waxaa iyana loo baahan yahay in xoogga la saaro in dadka la fahmsiiyo jihaadka manihiisa iyo fiqigiisa iyo inuu yahay cibaado ka mid ah cibaadooyinka ilaahay uu ku adoonsaday dadka sida salaada iyo soomka ee aanu ahayn wax koox gaar ihi leedayahay ,waayo markaad jihaad soo qaado waxaad dadkii la soo boodaan markba waa koox hebla ayaad taageersan tahay ,waayo waxaa iclaamka gaaladu dadkeena ka dhadhiciyey in dad gaar ihi ay jihaadaan ,dadkeeniina in badan ayaa qaadatay aqoon darro haysata darteed ,markaa walaalaha radioalfurqaan waxaan u baaqayaa inay dadka u diyaariyaan barnaamijyo dad aqoontooda kor loogu soo qaadayo dhinaca diinta.hore waad u soo deyseen imikana walaalyaal sii xoojiya.jasaakumu laahu khayraa.

    Waa Subeyr Warsame :Ibnu taymiyya

Leave A Reply

Your email address will not be published.