Dhageyso:Siyaasiyiin Faaqiday Lacagta La gala Baxay Bankiga Dhexe.

wikipedia-_microfoneBankiga Dhexe waxaa lagala baxay Lacag ka badan Nus Milyan Doolarka Maraykanka ah.

Lacagta la xaday ayaa kusoo beegantay xili xasaasi ah oo loo diyaar garoobayo Doorashada.

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe waxa uu sheegay in lacagta ay kaga shaki qabaan inuu la baxay Nin Bankiga ka shaqeynayay.

Siyaasiyiinta Ku sugan Muqdisho ayaa shaki weyn ka muujinaya in lacagtaasi loo adeegsan doono doorashada.

Hadaba Lacagta la xaday iyo Musuqmaasuqa Dowladda waxaannu ka waraysanay Siyaasiga Cali Maxamed Axmed (Cali Daacuun) iyo Cabduqaadir Cali Yarow.

Halkan Ka Dhageyso Falanqeynta.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.