Dhageyso:Wullaad Loo Soo Xiray Dowro.
Dowro Diini ah oo socotay Muddo Todobaad ah ayaa loo soo xiray Wullaada Shabeelaha Dhexe,Galguduud iyo Mudug.
Dowrada waxaa soo agaasimay Maktabka Tarbiyada iyo Tacliinta ee Shabaabul Mujaahidiin.
Waxaa Lagu Qaatay Duruus ay ka faa’ideen ka qeybgalayaasha.
Qaar kamid ah Culimada Diinta islaamka oo goobta ka hadlay ayaa dardaaran ujeediyay Mas’uuliyiinta Gobaladaasi.
Waaliga Wilaayada Mudug oo ku hadlayay Magaca Wullaada ayaa umahadceliyay Hoggaanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.