Dhibaatadii Haysatay Shacabka Baardheere Wey Siyaaday.(Maqal)
Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo Waxaa Xoog ku haysta Ciidamo ka socda Dowladaha Itoobiya iyo Kenya waxaana wehliya Maleeshiyaad Soomaali ah.
Baardheere nabad ayaa lagu heystay xiligii ay maamulayeen shabaabul Mujaahidiin.
Horu mar dhanka waxbarashada iyo Gnaacsiga ayaa laga dareemayay magaalada.
Hadda Magaalda waxaa ka taagan dhibaato xoogan oo haysata Bulshadan Deegaanka.
Nabadoon Muxumed Qooje waa mid kamid ah odayaasha Dhaqanka Gobalka Gedo.
Waraysi uu siiyay idaacada Alfurqaan ayuu ku sheegay in dhibaatada Baardheere ka taagan ay siyaaday wixii ka danbeeyay markii qarax xoogan lagu waxyeeleeyay inta badan mas’uuliyiinta Maamulka Magaalada.