Diirada Jimcaha oo looga Hadlay Mowduuc Muhiim ah.(Maqal+Sawiro)
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Todobaadle waxaa Maanta Lagu soo qaatay qeyb kamid ah wax qabadka Jimciyada Ixsaan Alkhayriyah oo ah hey’ad samafal oo hoostagta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.