Dood dhex martay xildhibaan iyo aqoon yahan.
Dowladda xasan sheekh madaxda ka yahay waqtigeeda ayaa sii dhamaanaya iyadoo xasan markuu kursiga ku fariisanayay sheegay in uu waxweyn qabo doono.
Ma jiraan wax muuqda oo xasan iyo kooxdiisu qabteen mudadii ay xilalka hayeen iminkana xasan wuxuu mar kale murashax u yahay madaxweynanimada.
Waxaa suura gal ah in uu fursad kale helo iyo in uu waayo intaba.
Hadaba dood arimahaas la xariirta ayay qabatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan taasoo dhex martay aqoon yahan dr xanafi cabdi sheekh aadan iyo xildhibaan tahliil oo ka mid ah baarlamaanka waqtigu ka sii dhamaanayo.