Hiirad”Kacdoonka Itoobiya waxaa Xoojiyay Adeeg Internet oo Ka Madax Banaan Dowladda”

HiiradCabdullaahi Cali Hiirad oo uwaramay idaacada Alfurqaan isagoo ku sugan Dalka Ingariiska ayaa sheegaya in kacdoonka haatan socda uu ka duwanyahay kuwa ka dhacay dalkaasi.

Qowmiyado badan ayuu sheegay inay is bahaysteen iyagoo kasoo horjeeda dhul boob dowladu wado.
isku soo baxayaasha ayuu sheegay in horay looga jaray internetka balse haatan ay heleen internet dowlada ka madax banaan.

ciidamada qaar ayuu sheegay inay ku biireen oramada iyo amxaarada taasina ay sii xoojisay kacdoonka..

dowlad dhaxdeeda ayaa isku maandhaafay waxa laga yeelayo kacdoonka socda.

reysulwasaaraha iyo gudoomiyaha baarlamanka ayaa jeediyay hadalo is burinaya oo ku aadan kacdoonka.

Xildhibaano ayaa la xiray gudoomiyaha baarlamankana dacwad ayaa lagu soo oogay.

Jimcaha ayaa lagu balansanyahay inay dhacaan dibad baxyo xoogan iyadoo la saadaalinayo inay fooda is dari doonaan kacdoon wadayaasha

Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Cabdullaahi Cali Hiirad.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.