Kuwa isbiimeynta gaalada amaana maxay istishaadiyiinta u dhaleeceeyaan?

Suldaan-Garyare-337x330Waayadan waxaa soo badanayay weerarada istishaadiyiinta ah ee ay gelayaan rag mujaahidiin ah kuwaasoo hadafkoodu yahay in ay Allaah raali geliyaan shisheeyaha muslmiintu ku soo duulay iyo kaaliyaashiisa muslimka u nasab sheegtana naafeeyaan.

Hadaba waxaa xusid mudan in gaalada qudheedu marar badan qaadeen weeraro is biimeyn ah si loo gaaro yool ama hadaf la hiigsanayo.

Tusaale dagaalkii labaad ee aduunka dad badan oo jaban u dhashay ayaa naftooda biimeeyay.

Waxaa jira dad badan oo oo aaminsan in in gaaladu ka saxnaayeen weerarada is biimeynta ah muslimiintuna ku qaldan yihiin weerarada istishaadiyiintu gelayaan.

Aqoon yahan suldaan maxamed gar yare ayaan weydiinay waxa arintaa u sabab ah asigoo dhanka kalena si qota dheer uga hadlay in aanay jirin cid ogol in la gumeysto.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GARYARE

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.