Marxaladii Afaraad ee macrkada Xalab oo bilaabatay.

Cp1ZnN9WcAUf-5X

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ee muslimka ah ayaa ku waramaya in dagaallo xoogan ay ka billowdeen xaafado katirsan magaalada oo ay ku sugnaayeen ciidamada Nusayriyada Bashaar Al-Asad oo taageero ka helaya Ruushka.

Ciidamada Mujaahidiinta Jayshul Fatxi ayaa ku dhawaaqay iney bilaabeen marxaladda Afaraad ee dagaalka Xalab, waxaana Mujaahidiintu dhufeyso muhiim ah kala wareegeen maleeshiyaadka Nusaryiyada ee ku sugnaa warshaddii hore ee Shamiintada oo ay ku sugan yihiin ciidamo Nusayriyiin ah.

Muuqaal kooban oo lagu baahiyay barta Jabhadda Fatxu-Shaam ee Twitterka ayaa muujinaya ciidamo katirsan Mujaahidiinta oo iqtixaamaya warshadda iyo hubka culus ee Mujaahidiinta oo garaacaya dhismayaasha ay ku suganyihiin Nusayriyada.

Mujaahidiintu waxay xaqiijiyeen in dhufeysyo muhiim ah kala wareegeen Nusayriyada, waxaana dagaalka oo ah mid ku socoda saf ballaaran ka qayb qaadanaya guud ahaan Kooxaha ku mideysan Jayshul Fatxi.

You might also like
2 Comments
  1. abuufatima says

    Fatxi iyo rabow guusha sii faatix jaw laani
    Fuxshi bay nusayriyo wadaa fool xumoo idile
    Fasaqada ibliis kaashatee dhabu falaagaw day
    Faraaciin xaq diid yaa rabow oo fidna u ooman
    Fajarada nasaaradu wadiyo faajir nabi diida scw
    Falaagada sunada diiday iyo fahamka tawxiidka
    Fuji yoo arkaan tooda dumi waa fir shaydaane
    Fursaan geesiyaa lagu kacshoo fawjba loo dumaye
    Faash baa kur kii looga jaray faala law yadiye
    Fuf inuu kahoro lama raboo fuuq bax wee yaane
    Firaash naara waa dhaxalka ay dhabu filayaane
    Anaguna fardawsaanu dagi faadhir idam kiise
    Fatxi iyo rabow guul nasii foogtan daba deeda
    Fajarada sharciga diidan iyo fahamka tawxiidka
    Fidno iyo ilxaad bay rabow shaam ku fidi yeene
    Fikin kaw u bixiyoo rabow foogta lagu leefo

  2. Abuu muxsin says

    Alaahu Akbar wlhi wlhi gaal waa uu jabay

Leave A Reply

Your email address will not be published.