Maxaa loo gubayaa iskuulada Kenya?(Maqal)
Iskuula gaaraya 125 ayaa lagu gubay gudaha Kenya iyadoo ardaydii dhigan jirtay guryahooda aadeen.
Kumaanaan arday ayaa wax barasho la’aan ah waxaana Kenya gudaheeda aad looga hadal hayaa dhacdadaas.
Iskuulada waxaa gubaya ardayda waxayna ka caroodeen war ka soo yeeray wasiirka dhanka wax barashada qaabilsan kaa soo sheegaya in aan la duceysan Karin marka imtixaanaadku bilaabanayaan sida uu idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan u sheegay nin ka mid ah soomaalida Kenya gumeysato.
Wasiirka oo gaal ah ayaa aamisan in ardayda haddii ay duceystaan ay u fududaaneyso in ay helaaan waraaqo qish ah oo la xariira imtixaanka soo socda.