Odaasha loo qorsheynayo in ay baarlaman soo xulaan oo baaq loo jeediyay.

ODAYAASHA SOO XULAY BAARLAMAANKAFalanqeyn ay qabatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayna ka qeyb galeen naabdoonada kala ah nabadoon Maxamed Jimcaale khayre , suldaan maxamed mayow abuukar iyo iyo nabadoon cabdulaahi ansaari ayaa si qotta dheer loogu lafa guray waxa uu yahay oday dhaqameen iyo inta qeybood ee uu u kala baxo.

Waxay tilamaameen in odayaasha qaarkood ka dhigan yihiin buris amaba masaar shisheeyuhu ku shaqeysto kuwana u taagan yihiin bad baadinta diintooda, dalkooda iyo dadkooda.

Waxay baaq ujeediyeen odayaasha qorshuhu yahay in ay baarlamaan cusub soo xulaan waxayna ugu baaqeen in ay allaah ka baqaan oo ay ka tanasulaan qorshaooda ah in xoogaa dhaqaale ah qaataan kadibna soo qoraan xildhibaano shisheeyaha la shaqeeya.

HALKAAN KA DHAGEYSO FALANQEYNTA ODAYAASHA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.