Sheekh Xasan”13 Qof ayaa Ku Dhimatay Dagaalka Dhexmaray Labo Beel”
Dagaal udhaxeeyay beelo walaalo ah oo ka dhacay Galbeedka wilaayada Galguduu waxaa ku dhintay 13 qof 20 kalana wey ku dhaawacmeen.
Beelaha ayaa ku dagaalamay dhul sida uu sheegay waaliga Galguduud sheekh Xasan Yacquub Cali.
Waaliga ayaa sheegay in ciidamo ay kala dhex dhigeen beelaha dagaalamay.
Muddo todobaad kadib ayaa lagu balamay in wada hadal la isku soo laabto.