Weerar xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho.

Daqiiqado kahor waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay weerar xoogan oo ahaa Camaliyad Istish-haadi ah kaas oo lagu weeraray Hotelka SYL ee u dhow xarunta Madaxtooyada dowladda Federaalka.
Weerarka waxaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari nooca xamuulka ah kaas oo laga soo buuxiyay Walxaha qarxa, waxaana lag soo waramayaa in weerarku geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugu jirta, iyadoo dhanka kale uu burbur xoogna soo gaaray Hotelka la weeraray.
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda weerarkan Istish-haadiga ah.
Waa weerarkii Saddexaad oo lagu qaado hotel SYL tan iyo markii la furay.
shacab musliinta mesha maraayey dhiigooda ma xaalaal baaa waa arin ad looga xumaado
فقتل النفس التي حرم الله إلا بالحق كبيرة من أكبر الكبائر ، ويعظم الجرم ويشتد الإثم حين تكون هذه النفس نفسا مؤمنة ، فلا شك أن حرمة دم المسلم أعظم عند الله -تعالى- من حرمة الكعبة بل زوال الدنيا أهون عند الله من قتل المسلم ، وقد تواترت الأحاديث الدالة على هذا المعنى وفيها من الترهيب ما يردع من كان له قلب أو ألقى السمع وهو شهيد.
عن الـبراء بن عازب رضي الله عنه، عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قـال: لزوال الدنيا أهون على الله من قتل مؤمن بغير حق
KHANIIS NIMADA MA XAQBAA IN LA,AQBALO MISE QOWMU LUUD NIMADA WAA WAX AAD HOREY UQAATAY, SIDA AN WADA OGNAHAY MEESHAAS WAXAA KU SHIRA AMA JIIFTA DADKA QOWMU LUUDKA AH IYO KUWA U OLOLEEYA SIDAAS DARTEED WAA WAAJIB DEENI AH IN LAGA QABTO DADKAAS- UMADA SOMALIYEED SI KASTOO LOO NAAFEYKARO IN SHA ALLAH.
LAA ILAAHA ILAA-ALLAAH MUXAMEDU RASUULA-LAAH. HADAA XAQUL YAQIIN*
Peace and prayer be upon the Messenger of God and his faamily and companions and his allies.
We Muslims are the ones who want to enforce Sharia in this Somalia.
I Swear Sharia can t’be established withoutweapons.
TAKBIR GOD IS GREAT