Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Weerartay Xarunta Dowladda Hoose Ee Gaalkacyo.(Sawiro)
Howlgallo Qorshaysan oo dhaliyay qasaarooyin baahsan ayaa barqadii maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.
Rag katirsan shabaabul Mujaahidiin oo naftood hurayaal ah ayaa beegsaday Xarunta Dowladda Hoose Magaalada Gaalkacyo xili halkaasi uu shir ka socday.
Dhimashada ayaa ka badan 30 qof waxaana ku jiray sarkaal katirsan maamulka Gaalkacyo.
Qasaaraha ugu badan wuxuu ka dhashay gudaha xarunta halkaas oo ay ku jireen tobaneeyo ka tirsan xubnaha golaha deegaanka iyo shaqaalaha maamulka sida ay tilmaamayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.
Burburka Qaraxyada Ka Daawo Qeybta Hoose.
muslimiinta mesha dugamada ganac si ugu furnaaa dhiigoda yaaa idin baneeeyey walaalayaal illaah maa kabaqdiin
maalinta qiyaaamo waalis xisaabi doonaa
ningaal ahi asxaabta gumadaayey marka usama dilay asagi ashahadayey rasuuul scw kadiiday usamaladhahay ashahadanka xagee kagalay malinta qiyaamo
nin muslim ahi oo gaalo ushqaynin ganacsi mesha kuleh oo caruurtiisa gorsanaayo mesha lagu laayey ayaga magaalo baa dad maulka wan gartay dhiga qof abriyaaga ah mesha kudaadisayn wanila sualaa inshallaah
عن البراء بن عازب رضي الله عنه أن رسول الله( صلى الله عليه وسلم)لزوال الدنيا أهون على الله من قتل مؤمن بغير حق ولو أن أهل سماواته وأهل أرضه اشتركوا في دم مؤمن لأدخلهم الله النار