Yaa Ka Taliya Magaalada Marko.?(Maqal)
Magaalada Marko Waa Xarun Gobaleedka Shabeelaha Hoose.
Waa magaallo xeeb dhacda oo istaraatiiji ah.
Gacan ku haynta Magaalada waa mid lagu loolamayo oo udhaxaysa shisheeyaha iyo Dowladda.
Xasan Nuur Sabtow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka ayaa gudaha ugalay Magaalada Marko ee shabeelaha Hoose.
Waxa uu Xasan sheegay in Magaalada ay maamusho xarakada islamarkaana dadka qaar ay kusoo laabteen magaalada.
Waad ku mahadsantihiin baahinta wararka