Caddibaaddii Reer Muqdisho iyo Casuumaadda Madaxda Shisheeye.

muqdishoReer muqdisho waxaa loo diiday in ay fagaarayaasha salaadda ciidda ku oogaan oo waxaa laga xiray jidadka taas cagsigeedana waxaa caasimadda lagu casuumay madaxda wadamada ciidamadoodu xasuuqa u geysteen dadka soomaaliyeed.

Aqoon yahan xasan fiyooke oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in madaxda dartood shacabka loo dhibateeyay iyo kuwa soomaalida ah ee dowladda federalaka ah ka tirsan aanay jirin wax farqi ah uu u dhaxeeya.

Xasan fiyooke ayaa si qotta dheer u lafa guray shirka urur gobaleedka Igad ku yeeshay muqdisho ee aawadiis loo dhibaateeyay dadka soomaaliyeed ee gancsigii isu socodkii iyo cibaadadii laga horjoogsaday.

Dhageyso Waraysiga Xasan Fiyooke

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.