Daawo Sawirrada: Dabaal degyo Taariikhi ah oo ka dhacay deegaanka Kuunya-Barrow ee Shabeellaha Hoose.
Boqollaal katirsan dadka Muslimiinta noocyadooda kala duwan ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxay Dabaal degyo waaweyn ka dhigeen barxad ku taalla deegaanka Kuunya-Barrow, waxaana goobta isugu yimid dadka deegaanka iyo kuwa ka yimid magaalooyinka Shisheeyuhu xooga ku jooga ee Wilaayada ISlaamiga ah ee Shabeellaha hoose.
Daawo Sawirraa Fantasyaha Kuunya-Barrow.