Daawo: Sida looga ciiday Wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya Ciidii Al-Adxaa.

vlcsnap-2016-09-28-15h07m19s400Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa filim kooban ka diyaarisay qaabkii looga ciiday Wilaayaadka Islaamiga ah ciidii Al-Adxaa ee aynu dhawaan kasoo gudubnay.

Muuqaalkan oo lagu soo bandhigayo sida looga ciiday Wilaayaadka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa lagu arki karaa dadka fagaarayaal waaweyn ku tukanaya Salaadda Ciidda, iyo Boqolaal Ruux oo barxado waaweyn oo ku yaalla Wilaayaadka ku daawanaya Cayaaro iyo Fantasyo ay soo qaban qaabiyeen Maamullada Wilaayaadka Islaamiga ah.

2ciida3ciida4ciida5ciida6ciida7ciida

Hoos ka daawo.

You might also like
1 Comment
  1. abuureyxanah says

    walalyaal kheer allaha idin siiyo walaahi waad noo laab qaboojiseen inoo soo duceeya in alle dadlakan sharecada lagu dhaqmeen in uu na waafajiyo kasoo haajirkooda oo indhaheena noogu qaboojiyo harka shareecada islaamka iyo gabdhahaa xijaabka wato walhi manta waan idin majeersaneenaa ee alle ha idn sziyaadiyo anagan alle hana soo waafajiyo

Leave A Reply

Your email address will not be published.