Dhageyso:Abwaan Abuu Dujaana oo Gabay Tiriyay
Marka ay abwaano Soomaaliyeed afkooda kula dirirayaan diinta islaamka oo ay shisheeyaha iyo kaaliyaashiisa ku difaacayaan waxaa jira abwaano kale oo afkooda ku difaacaya Diinta islaamka iyo dadka u hiilliya.
Abwaan abuu dujaana waxa uu ka mid yahay abwaanda carabkooda xaqqa ku difaaca ee ka soo horjeeda shisheeyaha nagu soo duulay iyo kaaliyaashiisa somaalida ah.
Iminka waxa uu tiriyay gabay cusub oo ka turjumaya xaalka iminka.
Abwaanka ayaa baraarujinaya dadka soomaaliyeed asigoo ku dhiiri gelinaya in ay diinta difaacaan.
HALKAN KA DHAGEYSO GABAYGA ABWAANKA.