Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Axkaamta Ciidul Adxaa.
Munaasabada Ciidul Adxaa ayaa Nagu soo wajahan waxaana ka harsan maalmo Kooban.
Barnaamijka Diirada oo Todobaad kasta looga hadlo mowduuc taagan ayaa maanta lagu faaqiday ciida iyo arimo ku saabsan.
Waxaa Marti ku ahaa Sheekh Jaamac Cabdisalaam iyo Sheekh Cali Cabdullaahi (Cali Katiin)