Dhageyso:Diirada oo Looga Hadlay Xukunka Doorashada.
Barnaamijka Diirada Jimcaha ayaa Maanta Lagu soo qaatay Doorashooyinka Ka dhacaya Soomaaliya iyo Xukun ahaan Waxa ka dhalan kara.
Waxaa Ka Qeybgalay Sheekh Jaamac Cabdisalaam,Sheekh Cabdiraxmaan Firin,Imaam Muuse Cali,iyo Maxamed Xasan.