Dhageyso:Fadliga 10-ka Hore Bisha Dul Xaj.

fadliga-_-dxaj-albedarBisha Dul xaj oo ah Bil Fadli Badan ayaa Xamabaarsan  Maalmo gaar ah iyo Camalo waa waweyn.

Bisha Ayaa Bilatay Maantana Waa Labo.

maalmaha ugu horeeya Bishaan Allaah wuu Ku dhaartay wayna ka fadli badanyihiin Maalmaha Kale.

Wuxuu yiri nabigeenii Muxamed SCW maamlo ma jiraan acamaasha uu allaah ka jacel yahay tobankaan maalmood ee Dulhaj .

Hadaba ruuxa muslimka ah waa inuu ka Faa’iideystaa maalmahaan oo uu badiyaa acmaasha wanaagsan.

Idaacada Alfurqaan ayaa idiin soo Gudbinaysa Kalimad Ka Hadlaysa Fadliga Bishaan ee Hoos Ka Dhageyso.

Dhageyso Codka Usaad Cabdul Xayi.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.