Dhageyso:Sheekh Fu’aad oo Ka Digay Doorashada Ka Dhacaysa Soomaaliya.

sheekh fuaadXili Lagu Wado daba yaaqada Sanadkaan inay dhacdo Wax Loogu yeeray Doorasho Lagu Badalayo Maamulka Xasan Sheekh ayaa Arimhaasi waxaa Ka Hadlay Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf.

Kuwa Wax dooranaya iyo kuwa La dooranayo ayuu sheegay inay ku gaaloobayaan Doorashada Dhacaysa.

“Kuwii Horaa  rido ku jiray kuwa dooranaya rido ayay ku jiraan allaah halaga baqo aan doorano kitaabka allaah”ayuu raaciyay hadalkiisa.

Waxa uu Hoosta Ka Xariiqay waxaanan kitaabka allaah ahayn inaan liibaan Lagu gaareyn.

“Waa in allaah ku raali noqonaa xukunkiisa dhawaagiidana ku kufrinaa“ayuu Ku daray Hadalkiisa isagoo umadda ugu baaqay inay garab istaagaan jihaadka.

HALKAN KA DHAGEYSO WARBIXIN.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.