Dhageyso:Xaalada Waxbarasho Ee Madrasada Al-amal.

micMadrasada Al-amal Waxa Dhidibada utaagay Wilaayada islaamiga ah Ee Shabeelaha Hoose.

Madrasadaan waa ay ka duwantahay kuwa badan oo Dalka Ka Jira Maxaa yeelay Waxaa lagu tarbiyeeyaa oo Wax Lagu baraa ubadka Caseeyaasha ah ee ku duruufeysan wilaayada shabeelaha Hoose.

Sanado ka hor Ayaa laga dhisay Baraawe Balse Haatan Waxa ay ku shaqeysaa Magaalada Kuunyo barow ee Shabeelaha Hoose.

Xiligaan Ardayda horay u ahaa Caseeyaasha waa rag waxbartay oo xitaa qaar kamid ah qudbado ka jeediyaan masaajida.

Wariyaheena Maxamed Muudeey Axmed Ayaa Kormeeray Madrasada Waxaana uu Diyaariyay Warbixin gaar ah.

Halkan Ka Dhageyso Xaalada Waxbarasho Al-amal.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.