Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Duqeyntii Maraykanka Ee Askarta Galmudug.
Todobaadkaan Barnaamijka Diirada Waxaa Lagu Lafa guray Waxa Keenay Maraykanka inuu Duqeeyo Ciidamada Galmudug iyo Waxa Ka Dhalan kara Maamulada Dabo dhilifyda Puntland io Galmudug oo Bilaabay inay isku Adeegsadaan Maraykanka.
Aqoonyahano.Culumaa’udiin iyo Odayaal Dhaqan ayaa ka qeybgalay Diirada ee Kala Deg Linkiga Hoose.