Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Ujeedada Shirkii IGAD Ee Muqdisho.
Magaalada Muqdisho Todobaadkaan Waxaa Kulan Ku yeeshay Qaar kamid ah Madaxda Shisheeye ee Ciidamada Ka Joogaan Soomaaliya.
Mudada Xarunta Xalane uu Ka Socday Shirka iyo Ka Horba waxaa Cadaadis La saaray Shacabka Muqdisho iyadoo Shirka Lagu soo beegay xili Muslimiinta udabaal degayaan Ciidul Adxaa.
Hadaba Urur Gobaleedka Igad Muxuu Yahay.? Yaa Ku shaqeysta.? Ma Dhabbaa inuu Ka Weecday Siyaasadii Loo aas aasay Ururka.?
Kaalintee Ururku ku leeyahay Hagardaamada Soomaaliya.?Su’alahaasi iyo Kuwa Kale ayaa Looga Jawaabay Diirada.
Ka Qeybgalayaasha Diirada.
1-Injineer Idiris Xasan Faarax.
2-Cabduqaadir Cali Yarow.
3-Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan.