Ex Xildhibaan Maxamed Cabdi”Caqabado ayaa Ka Taagan Soo Xulista Labada Aqal”

wikipedia-_microfoneMagaalada Muqdisho waxa uu shir kaga socdaa Hogaamiyayaasha Madasha Qaran.

Shirka ayaa ah kii ugu danbeeyay oo ay yeeshaan, waxaana ku xeeran caqabado adag.

Ex Xildhibaan Maxamed Cabdi Xamiid oo kamid ahaa Baarlamaankii KMG oo uwaramay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay in waxa loogu yeeray beesha Caalamka ay bixisay lacagta Dorashada islamarkaana ay xal rasmi ah ay ka sugayso Hoggaamiyayaasha Ku shiraya Muqdisho.

Dhanka kale Waxa uu sheegay in hannaanka loo soo xulayo labada aqal ay caqabad ka jirto oo beelaha qaar ay ucuntami la’dahay qoondada haweenka

Dhageyso Wareysiga Maxamed Cabdi Xamiid.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.