Faafaahin Laga Helayo Dagaal Hub Lagu Qabsaday oo Alshabaab Ay Kula wareegtay Ceelwaaq.
Dagaal Xoog leh oo Bilowday Abaaro 5:20 ayay Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen Magaalada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo.
Dagaalka oo ahaa Mid xoogan ayaa sababay in Maleeshiyaadka Laga Fara marojiyo Magaalada.
Xog ay heshay Idaacadda Alfurqaan ayaa sheegaysa in ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ay dagaalka ku furteen saanad Hub ah.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa isku fidyay Magaalada iyo Dulleedkeeda.
in ku dhaw 10 ruux oo kamid ah Maleeshiyada la xasmiyay ayaa la arkay maydadkooda.
Aadan Koronto oo ahaa Sarkaalkii Haystay Maleeshiyada Lagu Helay Ceelwaaq ayaa kamid ah ragga naftooda waayay.
Saaluxudiin oo ahaa Ku xigeenka Aadan Koronto ayaa wararku sheegayaan isna in lagu dilay dagaalka.
Gawaari Dagaal oo ay ku rakaban yihiin qoryo ayaa la xaqiijiyay inay gacanta Ku dhigeen Ciidamada Mujaahidiinta.
La Soco wixii soo Kordha.
Waaw maashaa allaaah alle ha dhaafo mu jaahidinta waxeynu leenahay hanbalyo walaheyna inagana waaan u soo ducey neynaa halkan aay kula jiraa kufaarta iyo murtadiinta