HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA.
Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho.
FG-Wararka deg dega ah,warbixinada iyo barnaamijyada idaacada waxaad ka heli kartaa ciwaanka aannu ku leenahay Telegramka oo ah. https://telegram.me/RadioAlfurqaan