Injineer Owgaab oo Ka Hadlay Boobka Lagu Hayo Soomaaliya.(Maqal)

wikipedia-_microfoneInjineer Xuseen Owgaab oo kamid ah indheer garadka la socda Arimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay gumeysiga ku dul habsaday Soomaalida.

Ugu Horeyn waxa uu ka hadlay boobka lagu hayo Badda iyo Sida Loo kala qeybsaday.

Injineer Xuseen Owgaab ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay kacaan oo ay difaacdaan dalkooda iyagoo taageeraya Mujaahidiinta.

Owgaab waxa uu dhanka kale soo hadal qaaday dowladda la doonayo in lagu badalo Tan Xasan sheekh ee uu dhamaaday waqtigeeda.

Waxa uu dadweynaha kaga digay dhagarta loo maleegayo.

Injineer Owgaab waxa uu ka hadlay bahdilka lagula dhaqmo dowaldda Muqdisho.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Owgaab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.